| |
|
»Maamulka Websiteka Wardheernews oo Hambalyo u soo direy Qorahey Education Foundation. |
(Q/D) Khamiis, Maajo 08, 2008
Maamulka & Xubnaha Mashruuca:
Waxa aanu idiin soo gudbinaynaa hambalyo iyo bogaadin sida wanaagsan ee uu idiinku qabsoomay shir sannadeedkii 5aad ee mashruuca muhimadda weyn u leh guud ahaan Deegaanka Soomaalida iyo gobolka Qoraxay. Marka xiga waxa iyana aanu hambalyo u diraynaa maamulka cusub ee mashruuca. Kuwaas oo aanu u rajaynayno in hawshaa culus ee loo xilsaaray ay si wanaagsan uga soo bixi doonaan, Eebbena uga baryaynno in uu u fududeeyo xilkaas. Read
More
|
|
»Shir Sannadeedkii 5aad ee Qorahey Education Foundation (QEF) (Sawiradii Shirka Kobtan Hoose ka Daawo!!!) |
 Minneapols, MN 26th April 2008. Shir aad looga soo qeyb galey, loona soo abaabuley oo uu qabtey Mashruuca Waxbarashada ee Qorahey (QEF) ayaa bishan April 26, 2008 ka dhacey Magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota. Shirkan oo ka dhaceyey Sheraton - Four Points Hotel. Waxaa shirka si fiican uga soo qeyb galey bulshada qeybaheeda kala duwan sida odoyaal dhaqameedyada, hooyooyinka, aqoonyahanada,dhalinyarada, Xubnaha, saaxiibada iyo taageerasha Mashruuca oo meelo badan uga kala yimid. Read
More
|
|
»Baaq ku wajahan dhamman Ummdadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka dibaddisa |
(Q/D) Arbaco, Maajo 07, 2008 Ahemdou Ould-Abdallah Ergeyga QM u qaabilsan Soomaaliya ______________________________ May 07, 2008 (WDN)- Qoraalkaan waxaan ugu mahad celinayaa dhamman dadka Soomaaliyeed ee ku nool dalka dibadiisa ee sida wadaniyadda leh mar walba ooga fakeraya waddankooda. Waxaan in badan oo dadkan ka mid ah kula kulmay dalka Djibouti, Dubai, Kenya, Norway, Swiden, iyo dalka Maraykanka. Haddana, waxaan wakhti dhow rajaynayaa in aan kuwo kale kula kulmo dalka Ingiriisaka, Kanada iyo meelo kale.
Ahemdou Ould-Abdallah Ergeyga QM u qaabilsan Soomaaliya Read
More
|
|
»Ethiopia: Xeerkii Qoyska Dawlada Deegaanka Somalida oo dhamaystiran |
(Q/D) Arbaco, Maajo 07, 2008
BAYAANKA XEERKA QOYSKA DAWLADA. DEEGAANKA SOOMAALIDA EE BAYAAN TIRSI ___ 2000 Maadaama qoysku yahay xubinta ugu horeysa ee buishadu ka aasaasanto, ayaa waxaa lagama maarmaan ah in buishada iyo dawladuba ilaaliyaan, isla markaana ay S00 saaraan xeerar lagu dhaqayo laguna ilaalinayo xidhiidhada qoyska. Read
More
|
|
»Djibouti accuses Eritrea of border violation |
(Q/D) Tuesday, May 06, 2008
Addis Ababa, May 6, 2008 (WIC) - Djibouti has accused Eritrea of violating its border by sending troops into its territory, according to BBC. "The two armies are facing each other. The situation is explosive," said Djibouti President Ismail Omar Guelleh. Read
More
|
|
»Djibouti, Eritrea: Arab League To Send |
(Q/D) Monday, May 05, 2008 APA Cairo (APA) - The Arab league decided Sunday to send a fact-finding mission to the disputed border area between Djibouti and Eritrea to evaluate the situation and prepare a report to the league, the under-secretary of the Arab league for political affairs, Ambassador Ahamed ben Hely, told the press. Read
More
|
|
»Shir Sannadeedkii 5aad ee Qorahey Education Foundation (QEF) |
 Minneapols, MN 26th April 2008. Shir aad looga soo qeyb galey, loona soo abaabuley oo uu qabtey Mashruuca Waxbarashada ee Qorahey (QEF) ayaa bishan April 26, 2008 ka dhacey Magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota. Shirkan oo ka dhaceyey Sheraton - Four Points Hotel. Waxaa shirka si fiican uga soo qeyb galey bulshada qeybaheeda kala duwan sida odoyaal dhaqameedyada, hooyooyinka, aqoonyahanada,dhalinyarada, Xubnaha, saaxiibada iyo taageerasha Mashruuca oo meelo badan uga kala yimid. Read
More
|
|
|
|
|
..................................................

.................................................. |